Main menu

Pages

Sidee online lacag fiican looga sameeya 2021

Sidee online lacag looga sameeya


Website kaan waa wbsite oo online lacag looga sameeyn karo waxaad na lacag uga sameeyn kartaa adigoo booqanaayo website yo kale. lakin website kaan wuxuu website yadi aan horay usoo sharaxnay uga dubanyahay sidee ama qaabee lacagta looga helaayaa.

website yadi aan horay usoo sharaxnay qaar kamid ah majirin lacag u go'on oo laga helaayo maalin kaste. lakin website kaan wuxuu leeyahay lacag u go'on oo maalin kaste laga helaayo waxaa jiro 6 shaqo oo maalin kaste aad kaheleysid website kaan 6 daas waaxad.

lacag go'on lacagta aad kaheleeysid 6 daas xayeesiin waxeey ku xerantahay levelka aad heeysatid website kaan wuxuu leeyahay levels oo aad iibsan kartid level kaas wuxuu kuu shaqeynaa bil. Lakin bilowga wuxuu kusinaa website level free ah oo waligaa kuu shaqeynaayo waligaa alaha ilaahaa ama iya aad kaheleeysid lacag kugu filaan oo aad ku iibsan kartid levels kasareeyo.

Sida levelka ugu horeey oo ah Standard waxaa kaheeleysa 6 xayeesin oo joogtada ah 0.03$.

 levelka 2aad oo ah Starter waxaad keheleysaa maalin kaste 6 xayeesin oo joogtada ah 0.045.

levelka 3aad oo ah Gold waxaad ka heleysaa 6 xayeesin oo joogtada ah 0.06. 

levelka 4aad oo ah Platinum waxaad ka heleysaa 6 xayeesin oo joogtada ah 0.072.

levelka 5aad oo ah Diamond waxaad kaheelsaa 6 xayeesin oo joogtada ah 0.09 lakin mid kaan wuxuu kuu shaqeynaa 180 maalin levelka.

6 xayeesin waa qeyb kamid ah oo kali eto xayeesiima ka farabadan ayaa jiro oo aad lacag uga sameeyn kartid website kaan 

Kuwaan waa dad lacag kalabaxay website kaan

Sidee online lacag looga sameeya

website link

Taabo halkaan


                  



 

Comments

1 comment
Post a Comment

Post a Comment