Main menu

Pages

 maxaad ubaahantahay si aad usameeyso website dhameeystiran

sidee loo sameeyaa website


1:Hosting
2:template
3:domain

Waa maxay hosting

Hosting ama sida afka somaliga lagu yiraahdo martigalin waa store ka ama maqaasinka aad ku keeysan laheyd waxyaabaha aad ku isticmaaleysid webste kaaga hadee noqdaan sabiro, qoraalo, muuqaalo iyo wixii lamid ah hosting ama martigaliya wuxuu kuu keydinaaya waxyaabahaas si eysan kaaga dhumin 

hosting ama martigalin waa shey aad ka iibsan karto online ka ama ku heli karto si free sida hadeertaan shirkada google wexey bixisaa hosting free ah oo magaciisa layiraahdo blogger lakin website walbo ma martigaliso wexey martigalisaa website yada ku eg qoraalo iyo sawiro iyo wixii lamid ah lakin website yada ganacsiga sida website suuq online ah iyo website yada lamidka ah wexeey ubaahan yihiin hosting aad u dag oo adkeesan karo waxyaabah ey soo galinaayan

hosting ama martigalin wuxuu ukala baxaa labo qeybood

1:in aad u isticmaaleeysid ganacsi sida hadaa karabtid suuq online ama 

2:in aad aad u isticmaaleysid qoraalo iyo sawiro iyo wixii lamid ah sida website news ama ciyaaro iyo wixii lamid ah oo qoraalo iyo sawiro loo isticmaalo 

Shirkadaha ugu caansan aduunka oo host laga iibsado

1:hostgater
2:bluehost
3:namecheap
4:goodady
5:hostinger

Shirkado free ah oo hosting bixiya

1:Blogger oo ey leedahay google
2:Wix
3:wordpress 

wordpress waxey bixisaa mid free iyo mid la iibsanaayo

waa maxay template


Template ka waa nashqada website uu ku shaqeey sida marka uu qofka soo booqdo website kaaga qaabka uu u ekaanayo website walbo wuxuu leeyahay nashqad uu kushaqeeyo template labo ayuu u kala baxaa mid aad adiga sameeysatid iyo mid aan online ka ka iibsan kartid 

Waa maxay domain

Domain waa waxa loo yaqaano url ama cinwaanka website sida google.com domain ka .com .ney .org .co.uk .so iyo wixii lamid ah domain waa shey la iibsado lakin mararka qaa shirkada aad website kasamee neysid ayaa ku siin karto sida shirkada blogger oo ey leedahay google wexey bixisaa domain .blogspot.com shirkada wix wexey bixisaa domain .wixsite.com shirkada wordpress wexey bixisaa .wordpres.com 

Shirkadaha ugu caansan oo domain laga iibsado

1:namecheap
2:goodady
3:google domain

Sidee website looga sameeyo blogger

Si aad blogger website uga sameeysid waxaad u baahan tahay google acount ama gmail in aad ku lee dahay google waxaad imaaneysaa google waxaad na ku qoreysaa blogger waxaa blogger.com waad dooraneey marka ugu horeeyso wuxuu ku weydiinayaa acounkee ayaad rabtaa in aad ku furaatid haduu ku soo qori waayo waxaad leedahay sign in kadibna acounkaaga google ayaa galineysaa marka wuxuu ku weydinaa magacaaga kadibne maga website kaaga kadibnaa cin waanka website marka hore wuxuu ku siina cinwaan free ah .blogspot.com markaas waxaad gali neeysaa cinwaankaaga lakin .com iyo wixii lamid ah kuma dareysid  teeda kald wexey kusiinayaan template free ah lakin ma ahan mid si fiican u shaqey naayo sidaas darteed waxaad ubaahantahay in aad ka iibsato mid kale online ka si website kaaga ugu soo boxo mid qurux badan oo google search kasoo muuqanaayo si dhameystiran.

Comments