Main menu

Pages

Sidee internet lacag looga sameeyo adoo joogo gurigaaga

sidee lacag loo sameeyaa 2021

Websiteka wuxuu kamid yahay websityada ugu fiican oo online aad lacag uga sameyn kartid 

                          

Sidee internet lacag looga sameeyo adoo joogo gurigaaga


Qaabka lacag looga sameeyo ayaa eh in aad dad follow uga saarto instigramka iyo twitter website wuxuu lacag kaheel dadka follow loo saaraayo lacagta uu kahelo ayuu qeyb adiga kaa siinaaya 

instigram sida aan waada ognahay waxaa lacag looga sameey in aad xayeesiin usoo galisid posts ahaan ama history dadka adiga hayeesinta u dhiibanaayo wexey fiirinayaan inta follow ey heystaan sidaas darteed ayeey dadkaas lacag ubixinaayaan si ey followers ay uhelaan

 Website waa website xaqiiqi anga ayaa kalabaxay 500 oo lacagta ruushka ah oo udhigmato 6.26$ cadeynta lacag la bixida waxaad ka arki kartaa hoos

 Lacagta ruushka wexey kamid tahay lacagaha aad ka loogu isticmaalo online marka laga soo tago lacagta dollorka iyo bitcoin                       

Sidee internet lacag looga sameeyo adoo joogo gurigaaga

                       Muuqaal sharaxaad

                    


 Qaabka lacagta looga la boxo 

Marka aad lacagta lacagta la bexeysid waa inaad iska ilaalisaa inaad doorato qeybta lacagta ugu yar ee tahay 10 sababta qeybtaas waxaa waaye in aad lacagtaad aad ku celisid lacagtaada website si aad ugu isticmaashid in aad ku iib satid follower marka iska ilaali muuqaalka sida loogu sharxay sitoos uraac

     

  

                                Website link

                              Taabo halkaan

Comments